Diyaarada Air Jabuuti oo shil ku gashay garoonka Diyaaradaha magaalada Garawe

Diyaarad ee leedahay Shirkada Air Jabuuti ayaa lagu soo waramayaa in ay shil ku gashay garoonka diyaaradaha magaalada Garawe ee caasimada Puntland, xili diyaarada oo rakaab siday ay halkaasi ka dageysay. Sida aan wararka ku helnay diyaarada ayaa shil gashay xili ay garoonka diyaaradaha Garawe ku dageysay, waxa ayna diyaarada dhulka ku dhufsatay qeybta dambe … Continue reading Diyaarada Air Jabuuti oo shil ku gashay garoonka Diyaaradaha magaalada Garawe